Sida SHEIN Wax Looga Dalbado (Tutorial Af-Soomaali ah)
Koorsadan waxaad ku baran doontaa sida aad u dalban karto alaab ka soo jeeda Shein adigoo isticmaalaya mobile-kaaga. Casharku waa talaabo-talaabo oo si cad loogu sharaxay Af-Soomaali.
Daawo Video-ga Casharka:
Tallaabooyinka Casharka:
- Step 1: Download app-ka SHEIN
- Step 2: Sameynta account – magaca, email, password, address
- Step 3: Sida alaabta loogu daro cart
- Step 4: Xulashada lacag bixinta (Paypal ama card-ka)
- Step 5: Sida loo xaqiijiyo order-ka iyo tracking number
✅ Fiiro Gaar ah: Haddii aadan haysan account Shein, iska diiwaan geli adigoo isticmaalaya link-gaan:
Shein – Halkan Ka Diiwaan Geli
Talobixin:
Hubi inaad isticmaasho Wi-Fi ama internet wanaagsan inta aad dalbanayso, si aad uga fogaato dhibaatooyinka download.
Haddii aad wax su’aal ah qabtid, fariin noogu reeb comment-ka hoose— waan kaaga jawaabi doonaa.
0 Comments