Side bar ads

LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

COURSES

 

Courses Online oo Af-Soomaali ah – Baro Xirfado Aad Ku Bilaabi Karto Maanta

Ku soo dhowow qeybta Courses-ka Af-Soomaaliga ee WardaAbdillahi.com. Halkan waxaad ka heli doontaa casharro online ah oo bilaash ah, kuwaas oo kaa caawinaya inaad barato xirfado cusub si aad uga faa’iideyso internet-ka ama noloshaada maalinlaha ah.

Maxaad Ka Baran Doontaa Halkan?

Iyo course walba oo niyadaada kujierta.

Faa’iidooyinka Courses-ka Af-Soomaaliga ah

Waxaan ugu talagalnay dadkeenna Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waxbarashadani waa:

✅ Bilaash

Kuma bixineysid wax lacag ah – kaliya waa inaad diyaar u tahay inaad barato.

✅ Af-Soomaali Fudud

Dhammaan casharrada waxaa lagu bixinayaa luqaddaada hooyo si aad si dhakhso leh u fahanto.

✅ Si Toos ah Looga Daawan Karo Boggan

Uma baahnid inaad meel kale aaddo – casharrada oo dhameystiran ayaad halkaan kaga daawan kartaa si sahlan.

Sidee Loo Bilaabaa?

Hoos waxaad ka heli doontaa liiska casharrada. Kaliya guji casharka aad rabto, daawo video-ga, kuna celceli sidaad u fahmi lahayd.

Nala Soo Xiriir Haddii Aad Su’aal Qabtid

Waxaan diyaar u nahay inaan ka jawaabno su’aalahaaga. Fadlan isticmaal bogga Contact Us ama fariin email noogu soo dir.

La Wadaag Qoyskaaga Iyo Saaxiibadaa

Haddii aad wax ka faa’iideysid, la wadaag si ay dadka kale ee Soomaaliyeed uga helaan waxbarasho tayo leh.

W/Q: Warda AbdullahiWadaag waxbarasho, kobci mustaqbal

Post a Comment

0 Comments